X

Golaha falaqaynta 91oo doorkan lagu soo qaatey heshiiskii Ingiriiska iyo Gadaduursiga 1884

Golaha falaqaynta 91 ayaa doorkan lagu soo qaatey heshiiskii Ingiriiska iyo Gadabuursiga sanadii 1884 oo si caama loogu yaqaaney Gadabursi Treaty. Heshiiskaas ayaa heshiis dhaxalgala ahaana mid qoran ilaa hadana laga helayo goobaha Ingiriisku ku kaydiyo taariikhda.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.