X

Golaha falaqaynta 91 oo waraystay Cabdi Maxamuud Ismaaciil (Cabdi weyne)

Golaha falaqaynta 91 oo ah madal lagu falanqeeyo arimaha siyaasada iyo kuwa bulshada ayaa waraysi kulul ku waraystey Cabdi Maxamuud Ismaaciil (Cabdi weyne) oo la waydiiyay waxa ay ku jeclaadeen kursiga madhan ee madaxweyne ku xigeenka.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.