Hargeysa–Cali Gurey ayaa sheegay in Siilaanyo diyaar ahaa in doorasho dhacdo nasiib darose isagu ma xukumo maamulka. Qolooyinkan guurtida waa qolooyin shilinka loo laabo waxana maamulkan Hargeysa faraha ku haya qolooyin afar iyo tobana oo lacag la ordaya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM