Golaha madasha ee maamulka Hargeysa oo diidey muddo kordhin ka timaad golaha guurtida+MUUQAAL
Hargeysa–Golaha madasha oo u badan ururkii SNM ayaa diidey muddo kordhin loo sameeyo Siilaanyo iyagoo shegay in golaha guurtida oo fadhiida qaarkoodna lagu aaminin biilka caruurtooda ay sameeyaan muddo kordhin.