X

Golaha wakiilada Somaliland oo ansixiyay heshiiska dekedda Berbera iyo tirada

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Dood aan sidaa u balaadhneyn kadib ayaa cod gacantaaga loo qaaday in dekedda la wareejiyo iyo inkale, waxana si fudud u guulaystey maamulka Siilaanyo.

Dhinaca maamulka Siilaanyo ayaa iyagu helay 69 qof halka 4 qof ka aamuseen hal qofna diidey. Warar ayaa sheegaya inla sii laaluushey xildhibaanada.

Siyassiyiin iyagu diidan in la wareejo dekedda ayaa ka qayliyay hanaanka iyo musuqa ka dhacay goobta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.