X

Shirkii golaha wasiirada oo lagu soo qaatay qodobo muhiima oo la xiriira mooshinka iyo caafimaadka

Golaha wasiirada dawlada Somaliya ayaa war ka soo saaray arimo la xariira mooshinka ka dhanka Xasan Sheekh iyo caafimaadka. Afhayeenka u hadla golaha wasiirada ayaa sheegay in qodobada qaar lagu dhamaayay gacantaag.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.