Golaha wasiirada oo soo saaray lamaane is qaba markii ugu horeysay. Lamaanahan ka soo dhex muuqday golaha wasiirada aya ka soo kala jeeda laba qabiil.
Lamaanayaashaan is qaba ayaa lagu magacaabaa Saalim Caliyoow Ibrow oo loo magacaabay Wasiirka Korontada iyo Biyaha kana soo jeeda Beesha Digil/Jiido iyo Xaaskiisa Khadiijo Maxamed Diiriye oo iyana Loo Magacaabay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha kana soo jeeda Beesha Shanaad (Yaxar).
Golaha wasiirada ee hadda la magacaabay ayaa la horgoyn doonaa barlamaanka tirada badan si ay u ansixiyaan. Xukuumada Xasan Kheyre ayaa gaaraysa ilaa 65.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS