Goob xaflad ay ku lahaayeen ururka Wadani oo Siilaanyo weerar ku qaaday iyo khasaare ka dhashay+MUUQAAL
Hargeysa 04 Dec 2014–Goob xaflad ah oo ururka Wadani ku samaynayay oo Siilaanyo weerar ku qaaday iyo khasaare ka dhashay. Waxa goobta lagu arkay gawaadhi muraayadaha la rigaaxay iyo askar eryanaysa dadkii ka qaybgalay.