Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Qaybdiid ayaa farin u direy Puntland sheegayna in haddii ay hal qodax ku taagneyd markii isagu ahaa madaxweynaha Galmudug in hadda ay isku taageen laba qodxood. Diidmada Puntland ee maamulka gobolada dhexe ayaa kor u qaaday xiisad aan jirin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM