X

Guddi loo bixiyay gudiga khilaafaadka dhulka oo maanta lagu dhaariyay Boorama+MUUQAAL

Boorama–Guddi loo bixiyay gudiga khilaafaadka dhulka ayaa maanta loo dhaariyay degmada Boorama iyadoo magaalada ay ka jirto dhul boob baahsan oo aad moodo in dadku khimaamayaan qofka kale oo walaalkii ah laakiin ayna ogeyn in iyagu is khimaamayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.