Guddi uu magacaabay Siilaanyo si ay u go’aamiyaan shirka xisbiga lagu muransan yahay ayaa go’aano ka soo saaray aan la garanayn in garabka kale u qancayaan. Gudigan Siilaanyo magacaabay ayaan markii horeba garabka kale diidey kuna tilmaameen kuwo dhinac raacsan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM