Gudiga abaaraha maamulka Somaliland waa fashil hala kala diro: xildhibaan Faarax Maxamuud
Gudiga abaaraha maamulka Somaliland waa fashil hala kala diro waxa sidaa qaba xildhibaan Faarax Maxamuud oo sheegay in gudigu ku fashilmeen in ay wax ka qabtaan dadka baahan.