Gudiga diiwaangelinta oo sheegay in qaybtii hore soo dhamaatey gobolka Awdal
Gudoomiye ku xigeenka diiwaangelinta Somaliland iyo afhayeenka Siciid Cali Muuse ayaa sheegay in qwaybtii hore ee diiwaangelinta ay soo dhamaatey hadana loo guddo gelay qaybtii labaad iyasdoo ay dhimantahay 21 cisho oo kale.