Gudiga doorashada iyo sadexda xisbi ee maamulka Hargeysa oo heshiis kala saxiixdeen iyo Faysal Waraabe oo…ARAG
Gudiga doorashooyinka iyo sadexda xisbi ee maamulka Hargeysa ayaa heshiis ku kala saxiixdey ku saabsan anshaxa doorashada iyo Faysal Waraabe oo been u sheegay saxaafada sheegayna in gobolada Sool iyo Sanaag ay diyaaryihiin.