X

Gudiga doorashada maamulka Somaliland ee hore u fashilmey oo su’aalo lala boobay

Gudiga doorashada maamulka Somaliland ee hore u fashilmey welina soo taagaan xilli lagala noqdey kalsoonidii ayaa su’aalo lala boobay. Su’aalaha badankooda ayaa u badnaa maxaad Meesha ka qabanaysaan mar haddii cid idinku kalsooniba ayna jirin. Gudigan ayaa sheegay in doorashada goleyaasha dib u dhaceen.


Dib u dhacan u dambeeyay ayaa imaanaysa xilli ayna waxba diyaarsanayn siiba dhinaca Saami qaybsiga oo beelaha derifyada ee raacsan maamulka ay diideen inay ku galaan doorasho.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.