X

Gudiga doorashada oo sheegay in la soo xirey qaybtii labaad ee tirokoobka Awdal iyo Lowyacado oo wali socota

Gudiga tirkoobka Somaliland ayaa sheegay in wajigii labaad ee tirokoobku soo gebogebowdey maanta walise ay socoto diiwaangelintu iyagoo ugu baaqaya dadka in ay wali is diiwaangeliyaan iyadoo ay jiran cabasho badan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.