X

Gudiga doorashada qaranka oo la weydiiyay sida doorashada 2020 uga dhici doonto Somaliland

Gudoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashada qaranka Xaliimo Yarey ayaa ka jawaabtey su’aal ay weydiiyeen xildhibaano ka soo jeeda Somaliland sida doorashadu uga dhici karto deegaanada hoostaga Somaliland. Waxay kaloo faahfaahisay sida doorashada guud u dhacayso.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.