X

Gudiga doorashada Somaliland oo soo saaray tirada is diiwaangelisay sanadkii hore

Gudiga doorashada Somaliland ayaa soo saaray tirada is diiwaangelisay sanadkii hore. Warqad hor dhaca oo la sheegayo in gudigu soo saareen ayaa waxay u qorneed sida soo socota.

Waxa dad badan markiiba ka boodeen tirada gobolada Awdal iyo Salal oo lagu sheegay tiro aad uga yar tan gobolka Togdheer oo ay degan yihiin dad badan oo ka yimi Koofurta Somaliya.



Kaadhadhka ayay sheegeen in ay bixin doonaan bisha soo socota dadka haystana ay codeyn doonaan. Diiwaangelinta ayaa ugu musuq badan ayadoo diiwaangelin sanadkii hore dhacday hadda la sheegayo tirada.



 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.