X

Gudiga doorashada Somaliland oo war ka soo saaray codbixinta iyo dhaawac jira

Gudiga doorashada Somaliland ayaa war ka soo saaray sida doorashadu u dhacday iyo dhaawac jira oo ay sheegeen. Gudigan ayaa sidoo kale sheegay in dhamaan goobaha laga codeeyay ay soo xidhmeen.

Natiijada ayaa la filayaa isla usbuuca dambe in lagu dhawaaqo hadayna jirin cabashooyin ama si kale u dib dhicin.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.