Gudiga doorashooyinka maamulka Somaliland oo cabasho u direy labada xisbi
Gudiga doorashooyinka maamulka Somaliland ayaa cabasho u direy labada xisbi ee maamulka ayadoo gudigu ku fashilmey in ay wax ka qabtaan cabashooyin xoogan siiba gobolka Awdal oo lagu tijaabiyay.