Gudiga doorashooyinka maamulka Somaliland ayaa markale ka hadley codbixinta. Gudiga ayaa sheegay in mar labaad la tirinayo codadkii dadku bixiyeen hadana la galay tirintii labaad.
Gudigan ayaa u wada si tartiiba hawsha ayagoo ka baqaya in lagu eedeeyo inay wax isdaba marin sameeyaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS