Gudiga doorashooyinka Somaliland ee ku fashilmey Awdal oo war ka soo saaray kaadh bixinta
Gudiga doorashooyinka Somaliland ee ku fashilmey Awdal ayaa war ka soo saaray kaadh bixinta xilli lagu tijaabiyay gobolka. Waxa goobta ka hadlay madax dhaqameed iyo siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye.