Gudiga doorashooyinka maamulka Somaliland oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in ay haystaan agabkii ay ku qaban lahaayeen doorashada isla markaana ayna dhaafayn hal maalin. Waxay sheegeen diyaarad toos uga soo duushay Denmark oo siday qalabka doorashada oo ay ku jiraan waraaqaha la istcimaali doono.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM