Gudiga hantida maamulka Somaliland ayaa musuqmaasuq soo bandhigey iyo cida lagu tuhmayo inay si caadiya u sameeyaan isdaba marin jogta ah.
Dadka musuqa lagu helo ayaan waxba la odhan kaliya laga sheego warbaahinta. Maamulkan Somaliland ayaa ah aabaha musuqmaasuqa iyo qabyaalada.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=N1pTbFLyCNA[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS