X

Gudiga Saylici gudoomiyaha ka yahay ee abaaraha oo qabyaalad toosa ku kacay: Maayerka Baki

Mayerka Baki oo la kulmey Saylici shalay ayaa sheegay in uu ka naxay sida eexda ah ee lagu qaybiyay deeqaha abaaraha iyadoo ay jiraan deegaano badan oo ka hooseeya Baki oo gaajo u dhimanaya waa sida uu sheegay Maayerka Baki.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.