X

Gudiyada doorashada iyo xuduudaha oo la dhaariyay iyo mudada barlamaanka oo loo sheegay+MUUQAAL

Waxa maanta lagu hor dhaariyay gudoomiyaha barlamaanka gudiyada doorashooyinka iyo xuduudaha oo u hawlgeli doonaan sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho xor ah inklastoo dadka badankoodu qabaan intaasi ayna macquul ahayn,. Jawaari ayaa u sheegay in barlamaanka ay u hartey kaliya muddo ku sugan hal sano.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.