Gudiyada xaafadaha Boorama oo la siiyay wacyigelinta diiwaangelinta iyo suaalo ay la boobeen
Gudiyada diiwaangelinta xaafadaha Boorama ayaa la siiyayay casharo ku saabsan diiwaangelinta iyadoo muddo kooban ay ka hadhay inta ay bilaabmayso diiwaangelintu.