X

Gudoomiyaha bangiga Somaliya oo ka qayliyay lacag been abuura oo Cabdiwelli Gaas samaystey

Gudoomiyaha bangiga Somaliya oo shir jaraaid qabtey ayaa ka hadlay lacag been abuura oo Cabdiwelli Gaas samaystey kadibna lagu arkay suuqa magaalooyinka Puntland. Somaliya ayaa lacagteedu burburtey markii dawladii dhacday waxase caado u ahayd qabqablayaasha jufooyinka in ay soo daabacdaan lacago been abuura kadibmna doolar ka bedeshaan sida magaaloyinka Hargeysa iyo Boosaaso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.