Buuhoodle–Gudoomiyaha barlamaanka Khaatumo mudane Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa laga waraystay xaaladihii ugu dambeeyay ee deegaamada Khaatumo iyadoo wararku sheegayaan in SNM iyo kuwa la socda ay isku dayayaan in ay horjoogsadaan madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Khaliif oo la filayo maanta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS