Muqdisho-Araabinews–Gudoomiyaha barlamaanka oo ka tacsiyeeyay geerida ku timi xildhibaan Maxamed Ibrahim Xaabsade oo xalay ku geeriyooday Muqdisho. Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa ragii isku haystay maamulka Bay iyo Bakool xilliyadii dagaalka qabaliga ah ka socday Bay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS