X

Gudoomiyaha Gaalkacayo oo sheegay inay ogyihiin cida disha dadka magaalada

Gudoomiyaha Gaalkacayo ee qaybta Puntland ayaa sheegay inay ogyihiin cida disha dadka magaalada. Gudoomiye  Mudane Maxamuud Yaasin Axmed Tumey ayaa ka hadlay amniga qaybtiisa.



Maxamuud Yaasin Axmed ayaa sheegay inay ka dawlad ahaan ogyihiin cida gaysanaysa qaraxyadaasi sidoo kalana ay ka warhayaan halka ay ku nool yihiin.



Waxaa uu sheegay in ciidamada Ammaanka ee Magaalada in aysan u dulqaadan doonin in maalinkaste la dhibaato bulshadda kunool Magaalada Gaalkacyo, maadaama bilihii lasoo dhaafay ay dhaceen qaraxyo Saraakiil ciidan loogu xiray gawaaridooda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.