X

Gudoomiyaha golaha wakiilada maamulka Somaliland C/raxmaan Ciro oo xilka ka degaya

Gudoomiyaha golaha wakiilada maamulka Somaliland C/raxmaan Ciro ayaa xilka ka degaya kadib muddo sanado ah oo uu booskaas iyo kan xisbiga Wadani ku fadhiyay. C/raxmaan Ciro ayaa la filayaa in xisbigiisu ku guuleysto doorashada maamulka Somaliland haddiiba ay dhacdo.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.