Gudoomiyaha Hargeysa Mustafe Shiine oo ka naxay taageerada Wadani warna soo saaray
Gudoomiyaha Hargeysa Mustafe Shiine ayaa ka naxay taageerada Wadani uu soo saaray shalay warna ka soo saaray amniga magaalada. Xisbiga Kulmiye ayaa laga baqayaa in ay weeraraan taageerayaasha Wadani.