Gudoomiyaha Hawd oo balanqaaday soo dhaweynta iyo marti gelinta ciyaartowda Awdal markay Hargeysa tagaan. Ciyaarihii ayaa manta si nabada ku soo dhamaaday waxana goobta ka hadlay dad badan oo ka mida mushtamaha Boorama. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM