Muqdisho–Gudoomiyaha hay,ada shiicada ah ee imam Khumayni ayaa beeniyay in ay dalka u joogaan in ay faafiyaan Shiicanimo iyagoo ka faaiideysanaya dhibaatada haysata haweenka iyo raga dhibaataysan..mar uu gabdho u furay meel ay wax ku bartaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS