Gudoomiyaha Jaaliyada reer Jabuuti ee gobolka Awdal oo ka hadlay xafiis la furayo
Gudoomiyaha Jaaliyada reer Jabuuti ee gobolka Awdal ayaa farin u direy dadka reer Jabuuti ee ku nool gobolka Awdal isagoo dalbadey in ay qaataan kaadhka diiwaangelinta isla markaana ka hadlay xafiis uu ka furay gobolka.