X

Gudoomiyaha Khaatumo oo ka gariirey shir Buuhoodle lagu qabanayo oo Xamar laga soo wado

Gudoomiyaha Khaatumo ayaa ka gariirey shir Buuhoodle lagu qabanayo oo Xamar laga soo wado. Waxa fashilmey shir u dhaxayn lahaa Khaatumada Cali Khaliif iyo maamulka Somaliland oo ka dhici lahaa Burco.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.