Gudoomiyaha Kulmiye ee jaaliyada Awdal, Salal iyo Gebiley ayaa digniin u direy Muuse Biixi. Wuxuu sheegay in reer Awdal ka mideysan yihiin inayna 13 xildhibaan ku gelin doorashada, shacabka Gebiley degan ee cashuurta ugu badan bixiyana xaqooda helaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=hbC_8SrjnU8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS