Gudoomiyaha la socodka dib u eegista dastuur dhoodhoobka Maryan Cariif oo bixisey xogo badan
Gudoomiyaha la socodka dib u eegista dastuur dhoodhoobka dalka Maryan Cariif ayaa bixisey xogo badan oo aan la ogeyn kana warantey heerar uu dastuuku soo maray iyadoo isla markaana daaha ka qaaday arimo dadka ka qarsoon.