X

Gudoomiyaha madasha Somaliland oo ka naxay falkii guracnaa ee Berbera tacsina u direy: ma gayno magac xumo raali ahaada+MUUQAAL

Hargeysa–Gudoomiyaha madasha Somaliland ayaa si qiiro leh uga hadley dhacdadii Berbera ee foosha xumayd ee taabatay Somali oo dhan,, Somalidu waxay tidhaa doqon haddii lays qabto in la kala tagey moodaa,,walaalayaal raali ahaada ma gayno magic xumo ayaan ka qaadney.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.