Gudoomiyaha maxkamada gobolada Awdal iyo Saylac ayaa cabasho u akhriyay wasiir Hargeysa ka yimi oo shalay magaalada soo gaaray. Wasiirada cadaalada iyo maxkamadaha ayaa saaka soo indha indheeyay qaybaha cadaalada gobolka oo leh hal xafiis oo qura.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM