Garyaqaanka gobolka Awdal ayaa ka hadley dhalinta xaq darada ku xidhan ee maalintii sagaalaad ku jirta jeelka magaalada Boorama. Dhalintan ayaa xusey xasuuqii SNM ka gaysatey degmooyinka Dilla, Boorama iyo Saylac oo ay ku dileen ku dhawaad 3000.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS