Gudoomiyaha Siilaayo ee gobolka Awdal Ramaax oo ka badbaaday dil dirqina ku baxay+MAQAL
Burco–Gudoomiyaha Siilaanyo ee gobolka Awdal Ramaax ayaa dirqi kaga badbaaday isku day dil isagoo lagu weeraray magaalada Burco sheegayna in qaar ka tirsan maleeshiyada ciidanka Siilaanyo aydhexda u galeen.