Xasan Guure oo ah gudoomiyaha urur la baxay madasha oo dhamaan ka kooban ururkii SNM ayaa u jawaabay Moorgaan oo sida la sheegay ka hadlay arin ku saabsan midnimada Somalida. Wuxuu kaloo ka hadlay saaxiibkii Siilaanyo. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM