X

Gudoomiyaha Wadani Ciro oo amaaney sida diiwaangelintu u socota xilli reer Awdal qanac ka joogaan

Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro oo saxaafada la hadlay isagoo Boorama jooga ayaa sheegay in xisbigiisu ku faraxsan yahay sida diiwaangelintu u socoto halka reer Awdal qanac ka taagan yihiin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.