X

Gudoomiyaha Wadani oo Gabilay soo gaaray iyo hore la iskuma tirin ee hadaa la is tirinayaa

Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa soo gaaray Gabiley halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay kadib in muddo ah oo uu joogey Gobolka Awdal. Uurcade ayaa reer Gabiley u sheegay hore layskuma tirin ee hadaa la istirinayaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.