Gudoomiyaha Wadani oo markale ka hadlay isbahaysigii Kulmiye oo ku soo biiraya
Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa ka hadlay isbahaysigii Kulmiye oo wax laga waydiiyay in ay ku soo biirayaan. Ciro oo lacag urursi ugu maqnaa Ingiriiska ayaa xisbigiisu ku soo dhaweeyeen garoonka Hargeysa.