X

Gudoomiyaha xisbiga beesha dhexe ee Wadani ayaa diiday in Siilaanyo kordhisto xukunka+MUUQAAL

Hargeysa–Gudoomiyaha xisbiga beesha dhexe ee Wadani C/raxmaan ayaa Siilaanyo uga digey in uu xukunka kordhisto baaqna u diray kooxaha daneeya arimaha maamulka beesha dhexe. Waxa jira muran weyn oo u dhexeeya xisbiyada beesha dhexe xilliga doorashada oo Siilaanyo rabo in uu kordhisto.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.