X

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee Awdal oo sheegay in gurigiisa loo soo dhacay

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee Awdal ayaa sheegay in gurigiisa loo soo dhacay oo laga qaatey calan u saarnaa, wuxuuna ku eedaynaa xisbiga Wadani.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.