X

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Awdal oo ka hadley Suldaan Wabar iyo dadka la xidhey

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Gobolka Awdal ayaa si adag uga hadley xubnaha Muuse Biixi jeelka Ku gurey jeelkale loo dhisauo magaalada si loogu guri. Xubnaha gobolka Awdal ee la xidhey laakiin hadda la soo daayay ayaa waxa ku jirey gudoomiyihii ururka haweenka ee garabka Wadani Marwa Xaawo Rooble iyo gudoomiyihii garabka dhalinyarada C/rashiid Cabdi Jaamac.

Gudoomiyaha ayaa Ka hadley Suldaan Wabar sheegayna in Muuse Biixi looga fadhiyo inuu la hadlo. Suldaanka ayaa kacdoon hakad Ku jira Ka bilaabay Awdal oo uu Ka gariirey Muuse Biixi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.